Al Shabaab oo si layaab leh uga hadashay halka laga keenay Magaca Maamulka Hirshabelle

Gudoomiyaha Al Shabaab u qaabilsan gobolka Shabeelaha Dhaxe Sheekh Yuusuf Sheekh Ciise Sheekh Axmad (Koba ku dukade) ayaa ka hadlay halka laga keenay magaca Maamulka Hirshabelle ee xaruntiisu tahay magaalada Jowhar. Sheekh Yuusuf ayaa sheegay in magaca maamulkan uu wato uu yahay mid laga keenay dalka Itoobiya, waxa uuna sheegay in maamulkan uu yahay mid … Continue reading Al Shabaab oo si layaab leh uga hadashay halka laga keenay Magaca Maamulka Hirshabelle